Madaxweynaha Puntland Oo Loo Diray Baaq Ku Saabsan Guddiga Khilaafaadka (Daawo)

GAROOWE(IDIL NEWS)-Dallada Daneeyayaasha aan Dowliga aheyn ee Puntland ee Marka Magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaan PUNSA, ayaa Baaq kasoo saartay Arrimaha Doorashooyinka Puntland iyo Magacaabista Guddiga Khilaafaadka Baarlamaanka Puntland.

Dallada PUNSA ayaa ugu baaqsay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas inuu soo Magacaabo Guddiga Xalinta Khilaafaadka Baarlamaanka, kaas oo leh ammaano.

Daawo.

PUNSA oo War saxafadeed kasoo saartay guddiga xalinta khilaafaadka.Dallada daneeyaasha aan dowliga ahayn ee Puntland(PUNSAA)waxaa ay ugu baaqaysa Madaxwaynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali.

Posted by Jama Abdirahman Faandhe on Thursday, November 29, 2018

Si Aad U Hesho Warar Dheeraad Ah Riix Halkaan.