DEG-DEG:- Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Guddiga Xalinta Khilaafka Baarlamaanka (Akhriso)

GAROOWE(IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland (Vetting Committee), kadib markii ay maanta kasoo baxday Xeer Madaxweyne Lr. 192 December 03 2018, kuna saabsan magacaabis Guddiga Ansixinta Iyo Xallinta khilaafaadka Golaha Wakiillada Puntland (Vetting Committee).

Akhriso Liiska Magacyada Guddiga uu Magacaabay Madaxweynaha Dowladda Puntland.

IDIL NEWS