DEG-DEG:- Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Magacaabay Guddi Cusub (Akhriso)

GAROOWE(IDIL NEWS)-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Eng. C/xakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey, ayaa Magacaabay Guddi Cusub oo ah Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafka Baarlamaanka Dowladda Puntland, kaas oo ka dhan ah Guddigii uu maanta Magacaabay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas.

 Akhriso.

IDIL NEWS