Amar Culus Oo Lagu Soo Ragay Dadka Ku Nool Deegaanada Hirshabelle (Akhriso)

JOWHAR(IDIL NEWS)-Taliska Qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Amar kasoo saaray In Wax Hub ah lagu dhex qaadan karin Magaalooyinka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Taliyaha Qeybta 27aad ee Ciidanka Qalabka Sida Gen. Maxamuud Macalin  Koronto oo Awaamiirtan ay kasoo baxday Xafiiskiisa , waxaa lagu sheegay in guud ahaan hubka laga Mamnuucay in lagu dhex wato Magaalooyinka Hirshabeelle.

Akhriso Waraaqda Kasoo Baxday Taliska 27-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka.

IDIL NEWS