Dowladda Puntland Oo Sheegtay Inaan Khal-khal gelin Lagu Sameyn karin Doorashada (Akhriso)

GAROOWE(IDIL NEWS)-War-saxaafadeed kasoo Baxay Madaxtooyadda Dowladda Puntland, ayaa Loogu Cadeeyay Dhammaan shacabka Puntland inaan wax khalkhal ah lagu samayn karin doorashooyinka, guddiguna shaqadiisa si habsami ah u bilaabayo, isla markaana doorashadu waqtigeedii ku dhacayso.

Sidoo kale, War-saxaafadeedka ayaa Lagu War-geliyay Shacab weynaha Puntland inay u diyaar garoobaan doorasho, kana qayb qaataan amniga dalka.

Akhriso War-saxaafadeedka.

IDIL NEWS