Guddiga Ansixinta Baarlamaanka Puntland Ee 2019-ka Oo Soo Bandhigay Shuruudaha Laga Rabo Xildhabaanada Cusub (Daawo)

GAROOWE(IDIL NEWS)- Gudiga Khilaafka iyo Ansixinta Baarlamaanka Puntland ee uu Maalmo ka hor Magacaabay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas, ayaa Soo bandhigay shuruucda laga rabo qofka kamid noqonaya Golaha Wakiilada cusub ee 2019-ka.

Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafka Baarlamaanka ayaa Icaalimiyay in 10/12/2019 illaa 15/12/2019 lagu soo gudbiyo araajida, Iyadoona la keenayo Xarunta Dhexe ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland.

Daawo.

Toos Garowe – Gudiga Khilaafka Baarlamaanka Puntland ee Madaxwayne Gaas soo magacaabay oo shir jiraa'id qabanaya.Ayub A. Ali / Dabaraani Media Inc –

Posted by Dabaraani Media Inc on Thursday, December 6, 2018

IDIL NEWS