Golaha Wasiirada Puntland Oo Ansixiyay Gobal Iyo Degmo Cusub (Akhriso)

GAROOWE(IDIL NEWS)-Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arimaha kala ah amniga dalka, Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka, Ansixinta Gobalka Taleex, Degmada Yagoori iyo Warbixino Kale.

Akhriso War-saxaafadeedka  Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland.

IDIL NEWS