Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamaanka Puntland oo la doortay

Abuukaate Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan ayaa loo doortay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland, kaddib markii uu helay 38 cod.

Natiijada doorashada gudoomiye ku xigeenka koowaad,ayaa loo kala helay coddadka sida tan:-

1.Garyaqaan Cabdicasiis Cabdulaahi-38 cod.
2.General Cabdicasiis Gacamey-13 cod.
Cabdixamiid Shiikh Cabdisalaam -14 cod


Sidoo kale Waxaa xumaaday hal-cod.