Video:-Axmed Madoobe oo ku dhawaaqay guluf dagaal oo Alshabaab ka dhan ah

Ciidamada Dowlada Jubbaland,ayaa diyaar garow xoogan ugu jira duulaan ay ku qaadaan gobolka Jubbada Dhaxe oo ay gacanta ku hayaan Maleeshiyada Al Shabaab.

Degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose waxaa gaaray ciidamo aad u fara badanoo ku qalabaysan Gaadiid dagaal oo xoog leh.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam,ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al Shabaab, waxa uuna faray Ciidamada Jubbaland in ay Al Shabaab ka xoreeyaan deegaanada iyo degmooyinka ay ka maamulaan ee Jubbooyinka,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka