Liiska Musharaxiinta doorashada Puntland Ee buuxisay shuruudaha oo la shaaciyay

Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka Puntland,ayaa  shaaciyay Liiska rasmiga ah ee Musharixiinta u tartameysa Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Puntland.

21 musharrax ayaa ku tartamaya xilka madaxweynaha,halka 11 musharrax ay ku tartamayaan xilka madaxweyne ku-xigeenka.

Halkan hoose ka akhriso:-