Video:-Khudbadii ugu saamaynta badnayd oo uu jeediyay Madaxweyne Gaas

Waxuu u jeediyey Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Guddoonka Golaha Wakiillada dowladda Puntland iyo xildhibaanada sharafta leh Khudbad uu kaga hadlay Waxqabadkii dowladda Puntland ee 2014 – 2019, iyo hiigsiga, horumarka iyo himilada aan la rabo inaan Puntland gaarsiiyo 2019-2023 ee dhinacyada:-

Amniga, Siyaasadda, Dhaqaalaha, Kaabeyaasha dhaqaale, Arrimaha Bulshada, Dhismaha haykalka dowladnimo, Ilaalinta xuriyatul-qawlka, cidhibtirka Musuqa, iyo dhammaystirka shaqooyinka muhiim ka ah ee qabyada ah,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka