IGAD oo bogaadisay doorashada Madaxweyne Deni

IGAD ayaa Hambalyo u dirtay Madaxweynaha Cusub ee Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, waxaana ay sheegeen inuu kusoo baxay Doorasho Xor iyo Xalaal ah.

Urur Gobaleedka IGAD ayaa Ammaan iyo Bogaadin u jeedisay Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntlan Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas, oo uu Sheegay inuu ka shaqeeyo in Puntland ay ka dhacdo Doorasho ammaan iyo Xor ah.

Halkan ka akhriso