Video:-Sidee warbaahinta caalamku uga hadashay doorashada Puntland

Warbaahinta caalamka oo si weyn u qaadaa dhigtay doorashada hanaanka sare lahayd ee Puntland-

Halkan ka daawo sida BBC-da iyo Tv-ga alJazeera uga hadleen Doorashada lawada amaanay ee lagu doortay Madaxda hogaaminaysa Puntland 5-ta sano ee soo socota.

Halkan ka daawo warbixinta BBC

Halkan ka daawo muuqaalka warbixinta Aljazeera