Video:-Madaxweyne Gaas oo baaq codsi ah udiray shacabweynaha Puntland

Madaxweynaha Xilka kasii dagaya Dr Gaas ayaa shacabka Reer Puntland u diray codsi ku aadan inay la shaqeeyaan madaxweynaha la doortay ,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka