Video:-Ciidamada Jubaland oo ku dhaqaaqay hawlgalkii xoraynta Bu’aale

Ciidamada daraawiishta Jubaland oo aad fara badan kuan hubaysan Gaadiidka gaashaaman ee Ciidamada,ayaa ku ruqaansaday dhanka Gobolka Jubada dhexe oo ay ka bilaabayan hawlgal balaaran oo looga sifaynayo Maleeshiyada Alshabaab.

Hawlgalkan oo uu iclaamiyay Madaxweyne Axmed Madoobe ayay Ciidamada Daraawiishta Jubaland ku qorshaysteen in ay ku garaaan xarunta Gobolka Jubada dhexe Bu’aale ,isla markaana ah caasimada rasmiga ah ee Jubaland.

Madaxweyne Axmed Madoobe,ayaa la hadlay una jeediyay khudbad dhiirigalin iyo dardaaran iskugu jirta, hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka