Ciidamada Cirka Itoobiya oo garaacis ku bilaabay Saldhigayada Jamhada Oromoda

Milatariga Itoobiya oo Duqayn Dhanka cirka ah kawada deegaanada Gobolka galbeedka Welega ee Oromada.


Iyadoo baryahanba ay dagaalo ba’ani ka socdeen Gobolada Bariga,Galbeedka,Waqooyiga iyo Koonfurta Welega iyo sidoo kale Gobolada Qelom Welega iyo Guji,ayaa waxaa maanta ciidanka Milatarigu Gobolka Galbeedka Welega ka wadaa duqaymo dhanka cirka ah.


Weeraradan ayaa lasoo sheegay in lagu bartil maameedsanayo xarumo la sheegay in Jabhada OLF/ONAG ay u adeegsanaysay Tababaro ciidan iyo saldhigyo,
Lama oga khasaaraha dhabta ah ee weeraradan ka dhashay waxayna umuuqataa in xaaladu faraha kasii baxayso.