Dhagayso:-Waraysi xiiso leh oo uu bixiyay aqoonyahan Siciid Saalax Deer

Aqoonyahan rug cadaaya Siciid Cabdullaahi Saalax Deer oo ana waraysi kala yeeshay isbadalka ka dhacay Puntland,ayaa si faahfaahsan uga hadlay arimo dhawr ah oo ku gadaaman horusocodka horumar iyo nidaam ee Puntland.

Aqoon yahan Siciid Saalax Deer oo aqoon dheer u leh Madaxweynaha la doortay Mudane Siciid Dani,ayaa sidoo kale nooga waramay taariikhdiisa,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka