Video:-Maamulka Gobolka Bari oo digniin soo saaray

Maamulka Gobolka,kan Degmada Bosaso Taliska Booliska Gobolka Bari,ayaa hanbalyo udiray Madaxweynaha la doortay,isla markaana shacabka Gobolka ugu baaqay in ay soo dhaweeyaan Madaxweyne cusub mudane Saciid Dani.

Maamulku waxuu kaloo digniin udiray saraakiisha maamulka Gobolka Bari ee heer Degmo,Talyayaasha Booliska Degmooyinka iyo dhalainyaro ay ku tilmaameen qaswadayaal habeenkii Dadka dhiba,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka