Video:-Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay miisaaniyad KMG ah

Wasiirka wasaarada Maaliyadda Puntland Cabdiqaadir Siciid carshe (Dhaqaaje) ayaa xildhibaanada horkeenay Miisaaniyaddan kumeel gaarka ah si ay cod ugu qaadaan, iyadoona intaasi kadib ay xildhibaanada cod aqlabiyad ku meel mariyeen Miisaaniyadda kumeel gaarka ee sadexda bilood ee soo socota ay ku shaqeyn doonto dowlada.

Ugu dambeyn gudoomiyaha golaha wakiilada Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhoobo oo soo xiray kulanka maanta ayaa sheegay in ay ansax tahay Miisaaniyaddan kumeel Gaarka ah,hoos ak daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka