Video:-Axmed Madoobe oo booqday xeryaha Ciidamada Ee Dhoobley

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday Saldhiga Ciidamada aaga deegaanka Dhoobley ka howlgala.

Madaxweynaha Jubaland ayaa amaanay Ciidamada Saldhiga Baarsanguuni ee Degmada jamaame kuwaas oo uu sheegay in Argagixisada ay dharbaaxo adag ku dhufteen waxaa uu sheegay in ay yihiin geesiyo shacabkooda u hiiliyay oo Argagixisada dhabarka ka jabiyay isagoo sheegay in ay taasi tusaale u tahay sida aanay Argagixisadu ugu babac dhigi karin Ciidamada Jubbaland howlgalkuna uu socon doono,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka