Video:-Booliska Jubaland oo qabtay maandooriye tiro badan

Booliska dowlad goboleedka Jubbaland qaybtooda Kismaayo ayaa soo bandhigey 28 KG oo Maandooriyaha Xashiishka ah kaas oo ay Boolisku ku soo qabteen howl-gallo ay xalay ka sameeyeen magaalada Kismaayo.,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka