Madaxweyne Waare oo isku shaandhayn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada

Maxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare,ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa Wasiirada waxaana hadda ka socda xarunta Madaxtooyada Hirshabelle ku dhawaaqista golaha cusub ee Wasiirada.

Maamulka Hirshabeelle,ayaa ah maamulka ugu fadhiidsan marka loo eego maamulada kale ee dalka, waxaana la sheegaa in Wasiirada aanay xafiis laheyn, isla markaana badankood ku shaqeeyaan Hotelada Muqdisho.

Halkan ka akhriso wareegtada magacaabista