Muuqaal:-Talyaha Booliska Fadaraalka oo gaaray Bosaso

Talyaha Booliska Fadaraalka,ayaa kormeer uu ku qiimaynayo Boolsika Puntland ku joogay maalmahan Puntland.

Talyaha oo kasoo dagay markii hore caasimada Garowe,ayaa hada gaaray xarunta ganacsiga Puntland ee Bosaso,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka