Muuqaal:-Madaxweyne Laftagareen oo magacaabay Golahiisa Wasiirada

Golaha wasiirrada ee uu  magacaabay  madaxweynaha Koonfurgalbeed ayaa ka kooban toban xubnood oo dhammaantod ah wasiirro, waxaana wareegtada magacaabista lagu sheegay qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada in la magacaabay.

Wasiirrada waxaa u badan wajiyo cusub, sidoo kale waxaa golaha cusub ku jira Maxamed Abuukar, oo horay u ahaa Wasiiirka Waxbarashada Maamulkii Shariif Xasan ,hadda waxaa loo magacaabay Wasiirka arrimaha gudaha,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Halkan ka akhriso magacaabista:-