Muuqaal:-Madaxweyne Gaas oo ka dhoofay Garowe fariina udiray shacabka Puntland

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo marwadiisa Dr Hodon Siciid ayaa saaka ka dhoofay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Madaxweyne Gaas oo warbaahinta kula hadlay qolka martida ee madaarka diyaaradaha General Maxaemd Abshir ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka reer Puntland inay ka shaqeeyaan midnimada iyo horumarka xukuumadda cusubna garab istaagaan,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka