Video:-Madaxwyne Dani oo qaabilay Safiirada beesha caalamka u fadhiya Somaliya

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni Saeed Noor ayaa Madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabiley Safiirrada Dalalka Imaaraadka, Sweden, UK, Germany, Qadar, Suudaan, Masar, iyo safiirka Midawga Yurub ee Somaliya,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka