Video:-Col.Caydiid iyo Ciidan uu wato oo Puntland isku soo dhiibay

Gaashaanle Sare Caydiid Axmed oo ka tirsanaa ciidamada Somaliland iyo gaadiid ciidan uu wato ayaa isu soo dhiibay Puntland.

Gaashaanlle sare Caydiid Axmed Nuur,  ayaa isu dhiibaya Ciidamada Puntland ee ku sugan Gobolka Sanaag.

Taliyaha iyo Ciidan uu hoggaaminayo ayaa tagay Magaalada Qardho ee  Gobolka Bari, waxaana la tilmaamay in saraakiil ka tirsan Puntland ay qaabileen Jananka iyo ciidankiisa.

Ma jirto weli wax war ah oo ka soo baxay Maamulka Puntland, kaasi oo ku aadan in ay faahfaahin ka bixiyaan sarkaalkan isa soo dhiibay, islamarkaana ka soo goostay Soomaaliland.hoos ka daawo muuqaalka

Halkan ka daawo muuqaalka