Video:-Dekeda Bosaso oo dib u bilowday shaqadeeedii

Wasiirka Dekedaha Dawladda Puntland En Siciid Maxamed Raage oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in shaqadii Dekada Bosaso ay usocoto si habsami leh.

Wasiirka kulankiisa waxaa ku weheliyay Wasiirku Xigeenka Wasaaradda iyo Agaasimaha.Guud,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka