Video:-Wasiir Barkhad iyo Xildhibaan Daa’uud Bisinle oo Ciidamo ku wareejiyay Somaliland

Xildhibaan Daa`uud Max’ed Cumar Bisinle oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka, Xildhibaan Abuu Yaxye ka tirsan Baarlamaanka Puntland iyo Wasiira ina Barkhadle oo ka tirsan Golaha Wasiiradda Dowladda Puntland oo ka soo jeeda Gobolka Sool,ayaa 450-Maleeshiyo ah iyo Tekniko 21-ah ku wareejiyay Maamulka Somaliland.

Labada Xildhibaan iyo Wasiirku waxay ka wada tirsan yihiin Beesha Bahararsame ee Dhulbahante,waxayna markii ay ku soo wareejiyeen Somaliland Maleeshiyaadkaas iyo Hubkoodiiba ay dib ugu soo laabteen Garowe.

Cali Maraykan ,ayaa arinkaas ka hadlay si adagna uga hor yimid.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka