Madaxweyne Waare oo isku shaandhayn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada

Xubnaha la magacaabay ayaa isugu jira 5 Wasiir, 4 wasiiru dowle iyo 6 Wasiir kuxigeen.

22-kii bishii Janaayo ee sanadkan ayay aheyd markii sidan oo kale uu Madaxweyne Waare u sameeyay Isku shaandheyn Golaha Wasiirada, kuwaasoo u badnaa Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle.