Muxuu kusoo idlaaday kulankii Muuse Biixi iyo waftigii Turkiga(Daawo)

Madaxweynaha Somailand Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in ay dalbanayaan in wada-hadalladii u dhaxeeyay Somaliland iyo dowladda Soomaaliya ay dalal kale qayb ka noqdaan, ka dib markii ay midho-dhal noqon waayeen.

Madaxweyne Biixi ayaa maanta sidaas u sheegay ergayga dawladda Turkiga u magacawday wada-hadalladan Mr. Oglan Baker oo kulan kula yeeshay Hargeysa,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka