Ardayda Jaamacada SIMAD oo wlai Puntland dalxiis ku jooga

Ardayda wax-ka-barata SIMAD University oo maalmahan booqosho ku joogtay Garowe ayaa xarunta PDRC kula kulantay Shuuke oo ahaa wasiirkii waxbarashada Soomaaliya isla markaasna ahaa wasiirkii ugu wakhtiga dheeraa wasiirada wasaarada waxbarashada soo-martay,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka