Muxay tahay ujeedada weerarada afka ah Ee Muuse Biixi ku qaado Farmaajo iyo Khayre(Daawo)?

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi,ayaa si joogta ah waxuu weerarka afka ah ugu qaadaa madaxda Dowlada Fadaraalka Somaliya.

Hadaba Dad badan,aya aarinkaas is waydiiyay,iyagoo u arka in Muuse ku qarinayo faashil ka haysta gudaha maamulkiisa oo uu shacabka ku majara habaabinayo kuna mashquulinayo colaad ku aadan Koonfurta Somaliya Saxaafada Somaliland,ayaa ka diyaarisay barnaamij ay arinkaaa ku falanqaynayso,hoos ka daawo muuqaal uu diyaariyay Tv-ga Horyaal.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka