Siisi oo la wareegay kursiga Gudoominta Golaha Midowga Africa(Daawo)

Waxaa kursiga hogaaminta Midowga Africa ee xiligan la wareegay Madaxweynaha dalka Masar Cabdifitaax Siisi,kaasoo kala wareegay Madaxweynaha dalka Rwanda Poul kagame oo soo hogaaminyay golaha sanadkii lasoo dhaafay,hoos ka daawo muuqaalka

Halkan ka daawo muuqaalka