WAR DEG DEG AH: Liiska Golaha Wasiirada Puntland Oo Lagu Dhawaaqay.

GAROOWE (IDIL NEWS)-Liiska Golaha Wasiirada ee uu Magacaabay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa Haatan lagu Dhawaaqay, Iyadoona laga Baahiyay Warbaahinta Dowladda.

Liiska Golaha Wasiirada Cusub ee Dowladda Puntland ayaa waxaa kasoo muuqday Xubno si weyn loo hadal hayay, kuwaas oo ay kamid yihiin Cabdisamad Gallan oo loo Magacaabay Wasiirka Amniga iyo Xasan Shire Abgaal oo loo Magacaabay Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland.

Daawo.

IDIL NEWS