Shacabka Garoowe oo ka hadlay Golaha Wasiirada Cusub ee Puntland (Daawo)

GAROOWE (IDIL NEWS)-Qaar kamid ah shacabka Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, ayaa Aragtidooda ka dhiibtay Golaha Wasiirada cusub ee uu xalay Magacaabay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni.

Shacabka ayaa ku kala argtiyo duwan Golaha Wasiirada iyo habka awood-qeybsiga ee loo magacaabay, iyadoona ay u qabsameen kuwo soo dhaweeyay iyo kuwa dhaliilsan soo xulista Madaxweyne Deni.

Daawo.

IDIL NEWS