DEG-DEG+AKHRISO: Madaxweyne Lafta-gareen oo Magacaabay 15 Wasiir iyo 25 Ku-xigeen.

BAYDHABO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/caziiz Xasan Maxamed (Lafta-gareen), ayaa si rasmi ah Goor-dhawey u Magacaabay Golaha Xukuumadda Koonfur Galbeed, kuwaas oo ka kooban 15 Wasiir iyo 25 Wasiir Ku-xigeen.

Akhriso Liiska Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

IDIL NEWS