Safiirka Maraykanka oo ka hadlay xaalada Somaliya(Daawo)

Safiirka Dowladda Maraykanka ee Somaliya Ambassador Donald Y. Yamamoto ayaa sheegay in Dowladdiisa ay waxyaabo badan ka caawin doonto Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in Maraykanka uu hadda kuso laabtay Soomaaliya, islamarkaana aanu mar kale dib u bixi doonin.

Yamamoto ayaa hoosta ka xariiqay in ay ka shaqeyn doonaan sidii Soomaaliya looga caawin lahaa cafinta deymaha, si qarashka ay deynta ku gudi lahayd ay u adeegsato kaabayaasha kale ee dhaqaalaha,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka