Video:-Dabkii Gaalkacyo oo sii xoojiyay wada shaqaynta labada maamul

Dab ka kacay magaalada Gaalkacayo,ayaa waxaa ku burburtay hanti iskugu jirta guryo Dukaamo.

Dabkaas,ayaa ka kacay goob Shidaal, welina si cad looma oga sababta kicisay Dabkaasi.

Damak oo markii danbe lagu guulaystay damintiisa,ayaa waxaa iska kaashaday labada maamul ee magaalada ka wada jira Puntland iyo Galmudug,iyadoo uu Dabka bakhtiiyay Damdamsi kasoo gurmaday dhanka Puntland,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka