Dowlada Sacuudiga oo dhaqaale ugu deeqday Somaliya(Daawo)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ay wehliyaan wasiirada maaliyadda iyo xanaanada xoolaha ayaa dalka Sacuudiga ugu u ambabaxay casuumaad rasmi ah.


Xogo hoose oo lagu kasloonaan karo,ayaa sheegaya inDowlada Sacuudigu ay ugu deeqday Dowlada Somaliya dhaqaale,kaasoo ay soo gduoomi doonaan Wasiiradan u anba baxay dalkaas maanta,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka