Wasiir Goodax Barre iyo wafti uu hogaaminayo oo gaaray South-Africa(Daawo)

Socdaalka Wasiirka oo ah martiqaad  rasmi ah oo uu ka helay dhigiisa dalka Koonfur Africa ayaa waxaa inta uu joogo la qaadan doono kulamo Wasaarada waxbarashada sare iyo tababarada kuwaa oo looga hadlayo dhameystirka heshiis is afgarad ahaa oo u dhaxeeyay labada wasaaradood iyo sidii loo xoojin lahaa xariirka waxbarashada ee labada wadan,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka