Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo iska beri yeelay markale arinka Badda Ee Somaliya iyo kenya ku muransan yihiin(Daawo).

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo si faahfaahsan uga hadlay arinka Badda,iskana beri yeelay heshiiskii Badda ee Kenya iyo Somaliya.

C.C.Warsame,ayaa sidoo kale sheegay in Dowlada kenya aysan jarin xiriirkii Somaliya,balse ay uyeeratay safiirkeedii si ay ula tashato.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxuu saxaafada iyo siyaasiyiinta ugu baaqay in aysan xaalada si khaldan uturjumin shacabkna aan la khaldin,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka