Wasaarada Maaliyada Puntland oo saartay jadwal hawleedkeeda

Wasiirka Wasaardda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa wareegto uu kasoo saaray Xafiiskiisa ku qeexay Nidaamka Qaabilaada iyo shaqada Xafiiska Wasiirka Maaliyadda.

Hoos ka akhriso Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaardda Maaliyadda Dawladda Puntland


Halkan ka akhriso