Duqa Caasimadda Puntland oo Holland uga qeyb-galaya Shir Muhiim ah (Daawo)

GAROOWE (IDIL NEWS)-Duqa Caasimadda Dowladda Puntland ee Garoowe Axmed Siciid Muuse, ahna Guddoomiyaha Ururka Dowladaha Hoose ee Puntland, iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta u amba baxay Dalka Holland.

Waftiga uu hoggaaminayo Duqa Degmada Garoowe ayaa dalka Holland uga qeyb-galaya shir, Iyagoona Marti qaad ka helay ururka Dowladaha Hoose ee Dalka Holland.

Halkaan Hoose Ka Daawo.Daawo.

IDIL NEWS