Wado muhiim u ah Ganacsiga Somaliland iyo Itoobiya oo la bilaabay dhismaheeda(Daawo)

Bilowga dhismada jidka weyn ee isku xidhi doona Berbera iyo Itoobiya, ayaa maanta la dhagax dhigay.

Munaasabadda dhagax dhiga, ayaa waxaa ka qeyb galay weftiyo ka kala socda Itoobiya, Imaaraadka iyo hay’adaha Caalamiga ah qaarkood, waxaana furay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Arrintan oo muddo dheer aan hirgelin, ayaa qayb ka ah heshiiskii saddex-geesoodka ahaa ee DP World, Itoobiya iyo Somaliland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka