Video:-Boqor Faysal oo ka hor yimid Shirka Beelaha Direed Ee Adis-ababa

Boqor Faysal Cismaan oo Kamida Madax-dhaqameedka Somaliland ayaa Qaadacay Shirkii Beelaha Direed ugu soo Dhamaaday Adis Ababa,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka