Ra’iisulwasaare Kheyre oo lagu soo dhaweeyay Geneva (Daawo)

GENEVA (IDIL NEWS)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khaye, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay waxa ay gaareen  magaalada Geneva ee dalka Switzerland,iyada oo halkaasi siweyn loogu soo dhaweeyey.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Geneva uga qeyb gelaya kulamo looga hadlayo arrinmaha shaqo la’aanta dhallinyarada , haweenka iyo xaquuqul Insaanka.

Inta uu joogo Geneva, ayaa Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu hadal ka jeedinayaa kulanka Golaha xuquuqul insaanka ee la filayo in uu dalkaasi ka qabsoomo.

Daawo.

Sawirro.

IDIL NEWS