Shir looga hadlayay kor u qaadista Nafaqada Puntland oo Garoowe lagu qabtay (Daawo)

GAROOWE (IDIL NEWS)-Shir looga hadlayey dhaq-dhaqaaqa kor u qaadista Nafaqada Puntland oo uu soo qaban qabiyey Xafiiska Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntlnd.

Shirkan oo inta uu socday diirada lagu saaray kor u qaadista Nafaqada, ayaa waxaa ka qeyb-galay Mas’uuliyiin ka socday Xafiiska Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Wasaaradda ku shaqada leh ee Dowladda Puntland iyo Jaamacadaha ku yaalla Degaanada Puntland.

Daawo.

IDIL NEWS