Hay’adda PAC oo ku baaqday in la baaro Dadka ku eedeeysan kufsiga (Akhriso)

GAROOWE (IDIL NEWS)-Hay’adda la’dagaallanka HIV/AIDS-ka Puntland ee (PAC), ayaa ka dalbatay laamaha amniga iyo xeer-ilaalinta Puntland in Virus-ka HIV laga baaro dhammaan dadka ku eedaysan arrimaha kufsiga ee ku xiran xabsiyada.

Ha’adda PAC ayaa sheegtay inay jiraan dad la nool Cudur-ka HIV oo ku eedaysan arrima la xiriira kufsi, sidaasi darteedna ay muhiimtahay in xanuunka laga badbaadiyo dhibbanayaasha kufsiga loo geystay.

Akhriso Qoraalka Kasoo baxay Hay’adda PAC.

IDIL NEWS