Sakariye”ilhaamay ahayd Madaxweynihii oo gacanta la hayo in Nayrobi laga dajiyo(Daawo)


“Kenya sida ogtahay iyadoo xiriirkii goysay, muddo badan bad aan leenahay sheeganeysay oo dowladda Soomaaliyeed handadeyso ayaa waxaa dhacay filan waa in Madaxweynihii oo gacanta la haayo laga dejiyo Nairobi, iyadoo aan xiriirkii la soo celin, isla markaana aheyd heer Wasiiro inuu ku bilowdo wada hadalada oo si hoose loo hadlo, in Madaxweynihii oo astaantii qaranka inuu bilaabo waa wax aan habooneyn”ayuu yiri Xildhibaan Zakariye oo wareysi siiyay Warbaahinta Mustaqbal”hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

Halkan ka daawo muuqaalka